MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliya
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud
ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee maanta ay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u doorteen in ay Soomaaliya ku matalaan Baarlamaanka Bariga Afrika.

Madaxweynuhu ayaa sheegay
in ka mid noqoshada Xildhibaannadan
ee Golaha Baarlamanaka Bariga Afrika
ay tahay guul Soomaaliyeed oo
ka tarjumaysa dib u kabashada dalka
iyo kobaca doorka bulsho ee Soomaaliya,
waxa uuna ku booriyey xubnahan in ay si firfircoon uga shaqeeyaan danaha iyo codka Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC).

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa
tilmaamay in Xildhibaannadan
laga sugayo in ay kor u qaadaan
magaca iyo doorka Soomaaliya
ee siyaasadda, dhaqaale iyo bulsho
ee Bariga Afrika, isla markaana ay ku dadaalaan mideynta iyo horumarka gobolka.

DHAMMAAD

Yasin Haji
Yasin Haji
Articles: 25

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Xogsugeโ€”meaning โ€œthe one informedโ€ or โ€œthe bearer of newsโ€โ€”reflects our mission to keep our community aware, engaged, and empowered.

Get in Touch
  • Location

    Italy

  • Email

    info@xogsuge.com

  • Phone

    252 0000000

eFutuux, All rights reserved.